Friday, 2024-03-29, 5:25 PM

Site menu
Best Free Domains
Our poll
Rate my site
Total of answers: 14
Search
Main » 2014 » July » 07

Dalka Kenya ayaa xaalad Xun gashay kadib markii mucaaridka dalka Kenya isu soobax balaadhan ka dhigeen Nayroobi.. Dalka Kenya ayaa galay xaalad amini daro iyo mid dhaqaale. kadib markii qaadkii iyo dalxisayaashi isku mar wada istageen.

Views: 711 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-07

Xukuumada Soomaliland ayaa sheegtay inay diyaarisay qalabka lagu hago diyaaradaha isticmaalaya hawadeeda,

isla markaana aanay ogolaan doonin in Muqdisho laga maamulo hawadeeda.
 
Wasaarada Duulista Hawada iyo gadiidka cirka ee Soomaaliland ayaa sheegtay inay tijaabisay qabalka diyaaradaha lagula xadhiidho isla markaana ka go’antahay inay qaado talaabada ay ku maamuleyso hawadeeda.
 
Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xili uu burburay heshiis hore u dhexmaray xukuuma ... Read more »
Views: 795 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-07