Abaarso school ma Dumaraka uunbu Waxbarasho u diraa, waxaa Wax lala yaabo ah in iskuulklaas markii labaad dibada u diray hablo halku ka reebay inamadii. iskuulkaas ayaa mar hore looga shakiyay inuu dhaqan bi is ku hayo Dhalinyarada reer Somaliland ee Dugsigaas Wax ka barta, isagoo barayaasha dhiga cadaan u badan yihiin kuwaas oo Dhalinayada Wax baranaysa ku shubo rayi iyo fikrado kasoo horjeeda diinteena iyo dhaqanka Somalida. waxaa shaki weyni ku jiraa sida gaarka uu u xulanaayo hablaha waliba waxbarasho ugu diraayo Dalka Maraykanka haw badnadeene. laakin waxaa Shaki weyni ku jiraa inay hablahaasi ayagoo dhaqankoodii iyo Diintoodiiba haysta inay Mustaqballka kusoo noqonayaan Somaliland, mar hadii Dawlada Somaliland la soconin meelaha Hablaaas la geeynaayo..