Friday, 2024-04-19, 3:16 AM

Site menu
Best Free Domains
Our poll
Rate my site
Total of answers: 14
Search
Main » Entries archive

DUBAI, United Arab Emirates (AP) — Having scaled the heights of Earth with the world's tallest tower, the United Arab Emirates is now aiming for the stars, or just a little bit closer, with an ambitions trip to Mars. The energy-rich country on the eastern tip of the Arabian Peninsula announced plans Wednesday to send the first unmanned Arab spaceship to Mars in 2021.

The ruler of the UAE's emirate of Dubai, Sheik Mohammed bin Rashid Al Maktoum, said the mission will prove the Arab world is still capable of delivering scientific contributions to humanity, despite the many conflicts across the Middle East.

... Read more »

Views: 688 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-17

Views: 762 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-16

Qaadkii dhawaan laga joojiyay Dalka Uk ayaa waxaad mooda inuu hadana  ku soo noqday suuqyada Dalal badan  oo yurubta ka mid ah. Qaadka imika soogalay qaarada Yurub ayaa ah mid garaabo ah oo duqadaysan oo baco yar yar ku jira isla markaasna ka yimaada Dalka itoobiya. Qaadkan cusub ee suuqa soo galay ayaa Cargo iyo DHL lagu sooo dira waxaana laga soo dira Addis Ababa waxaanu inta badan kasoo degaa Holland  iyo Sweden Qaabka u kuyimaado ayaa ah si kotorabaan ah isaga cunto ahaan usoo gala suuqyada laakin Wadamadaasi wali war kama hayaan arintaas. waxaad mooda in Somalidu geedkan qaadki ahi aanu waligii ka hadhaynin mar walbana sanco kala oo lagu soo tahriibiyo ayaa soo baxaysa Dalka itoobiya ayaa imika la mooda inuu awoodi dhaqaale Kenya ka  faaidi jirtay ay hatiyeen. Dalak itoobiya ayaa ka tirsan Dawladaha ku b ... Read more »

Views: 902 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-13

Ninka fuliyay weerarkii Villa Somalia waxaa la yiraahdaa Xasan Muxyadiin Bustoolad weyne.Aabahiis Masjidka Madaxtooyadda ayuu Iimaam ka yahay.wuxuuna u dhashay qabiilka Hawiye -Abgaal-Harti Abgaal- Agoonyar -

Ninkaan oo adeerkiis ka mid yahay taliyeyaasha tababarka Ciidanka Madaxtooyadda wuxuu Villa Somalia u qaabilsanaa adeega Isgaarsiinta ama telefoonada.

Dadka yaqaana waxay sheegeen in Xasan Muxyadiin marna looga shaki qabin inuu gacan saar la leeyahay argagixisada maxaa yeelay dhaqan ahaan iyo dabeecad ahaanba maaha qof lagu tirin karo xagjirnimo.

Golisnews

Ciidanka Dowladda ayaa gacanta ku dhigay Xasan Muxyadiin,waxaana la weydiinayaa sababahii ku qasbay inuu argagixisada u sahlo weera ... Read more »

Views: 863 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-10

Abaarso school ma Dumaraka uunbu Waxbarasho u diraa, waxaa Wax lala yaabo ah in iskuulklaas markii labaad dibada u diray hablo halku ka reebay inamadii. iskuulkaas ayaa mar hore looga shakiyay inuu dhaqan bi is ku hayo Dhalinyarada reer Somaliland ee Dugsigaas Wax ka barta, isagoo barayaasha dhiga cadaan u badan yihiin kuwaas oo Dhalinayada Wax baranaysa ku shubo rayi iyo fikrado kasoo horjeeda diinteena iyo dhaqanka Somalida. waxaa shaki weyni ku jiraa sida gaarka uu u xulanaayo hablaha waliba waxbarasho  ugu diraayo  Dalka Maraykanka haw badnadeene. laakin waxaa Shaki weyni ku jiraa inay hablahaasi ayagoo dhaqankoodii iyo Diintoodiiba haysta inay Mustaqballka kusoo noqonayaan Somaliland, mar hadii Dawlada Somaliland la soconin meelaha Hablaaas la geeynaayo..

 

Gob Media

Views: 923 | Added by: Halyey | Date: 2014-07-10

« 1 2 ... 4 5 6 7 »