Sunday, 2022-08-07, 9:57 PM

Site menu
Best Free Domains
Our poll
Rate my site
Total of answers: 14
Search
Main » Entries archive

Views: 498 | Added by: Halyey | Date: 2015-02-17

Views: 505 | Added by: Halyey | Date: 2014-12-17

Views: 564 | Added by: Halyey | Date: 2014-09-07

The Ministry of Petroleum and Mineral Resouces had two days intensive meetings with US State Department and the Major International Oil Companies in Washington 7-8 August 2013
The Ministry of Petroleum and Mineral Resources is pleased to make the following statement at the conclusion of its mission during the US Africa Leaders Summit in Washington, DC.
The US Africa Leaders Summit was organized to encourage close economic relations between the United States and the African nations. Somalia, represented by His Excellency President Hassan Sheikh Mohamed, members of the cabinet, and other government officials, were honoured to participate at the highest levels on behalf of the Somali government.
During the African leaders summit in the United States, the Minister of Petroleum and Minerals (MoPM) and his Team in Washington DC held bilateral talks with several US g ... Read more »

Views: 699 | Added by: Halyey | Date: 2014-09-03

Ciidanka Qaranka  Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa  fallaagada kooxda Cali Khaliif Galaydh kaga daba tagay degaanno xadka ka baxsan oo ku yaal gudaha Itoobiya,  kuwaasoo ku hawlanaa abaabul dagaal ka dhan ah Somaliland ka dib markii Cali Khaliif iyo kooxdiisu u baxsadeen degaankaasi.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, ayaa Wargeyska Jamhuuriya ee Hargeysa ka soo baxa u xaqiijiyey in ciidanka qaranku hawlgal ka fuliyeen degaan gudaha Itoobiya ah, loona yaqaan Dooxada Eerigo oo madaxweynenimo magac-u-yaal ah loogu caleemo-saaray Cali Khaliif Galaydh, kadib markii ciidanka qaranku fashiliyeen xaflad ay doonayeen inay magaalada Saax-dheer ku qabtaan maalintii Khamiista.

Sida ilo-wareedyadu tibaaxeen, waxa Ciidanka Qaranku ku guulaysteen in hawlgalka ay ka fuliyeen deegaanka ... Read more »

Views: 525 | Added by: Halyey | Date: 2014-09-01

Views: 568 | Added by: Halyey | Date: 2014-08-26

« 1 2 3 4 ... 6 7 »