Friday, 2024-04-19, 2:36 AM

Site menu
Best Free Domains
Our poll
Rate my site
Total of answers: 14
Search
Main » 2014 » August » 01

Akhriso 7-Qodob oo sabab Puntland uga dhigtay Kalsoonidii ay kala noqdeen Dawladda Federaalka ee Muqdisho:
Dawlada Puntland waxay go’aan ku gaartay Qodobada soo socda:
1-Dawada Puntland waxay ka soo hor jeedaa heshiiska maamul usamaynta Gobolada dhexe kaa soo khilaafsan dastuurka dawlada federaalka
2-Waxay dawlada puntland aad uga xuntahay ka qaybgalka Xunbnaha Beesha caalamka iyo in ay marhkaarti ka noqoto heshiis khilaafsan dastuurka Dawlada federaalka
3-Waxay dawlada Puntland nasiibdaro u aragtaa in madaxdiisare ee dowlada federaalka ay horsed ka noqdaan heshiis ka hor imaanaya Dastuurka dawlada federaalka ah iskana horkenaya Bulshada somaliyeed
4-Dawlada Puntland waxay wada tashi ugu yeeraysaa Xubnaha kaga jira Goloyaasha dawlada dhexa ee ka soo jeeda deeganada Dawlada Puntland muddo 15 casho gudahood, ugu dambeyn 15 Aug ... Read more »

Views: 731 | Added by: Halyey | Date: 2014-08-01