Tuesday, 2024-04-16, 6:32 PM

Site menu
Best Free Domains
Our poll
Rate my site
Total of answers: 14
Search
Main » 2014 » September » 01

Ciidanka Qaranka  Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa  fallaagada kooxda Cali Khaliif Galaydh kaga daba tagay degaanno xadka ka baxsan oo ku yaal gudaha Itoobiya,  kuwaasoo ku hawlanaa abaabul dagaal ka dhan ah Somaliland ka dib markii Cali Khaliif iyo kooxdiisu u baxsadeen degaankaasi.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, ayaa Wargeyska Jamhuuriya ee Hargeysa ka soo baxa u xaqiijiyey in ciidanka qaranku hawlgal ka fuliyeen degaan gudaha Itoobiya ah, loona yaqaan Dooxada Eerigo oo madaxweynenimo magac-u-yaal ah loogu caleemo-saaray Cali Khaliif Galaydh, kadib markii ciidanka qaranku fashiliyeen xaflad ay doonayeen inay magaalada Saax-dheer ku qabtaan maalintii Khamiista.

Sida ilo-wareedyadu tibaaxeen, waxa Ciidanka Qaranku ku guulaysteen in hawlgalka ay ka fuliyeen deegaanka ... Read more »

Views: 599 | Added by: Halyey | Date: 2014-09-01