Tuesday, 2024-04-16, 10:44 AM

Site menu
Best Free Domains
Our poll
Rate my site
Total of answers: 14
Search
Main » 2014 » August » 10

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Maxamed Warran-cadde, ayaa jawaab ka bixiyey warbixin dareen shaki leh ka bixisay ciidanka Ilaalada Shidaalka ee OPU, taasoo ku tilmaantay in ay khatar ku yihiin ammaanka mandaqada, isagoo sheegay in  warbixintaas ay qoreen hay’addo iyo shakhsiyaad aan xog badan hayn, isla markaana cadaw ku ah horumarka Somaliland.

Md. Cali Warran-cadde oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa maanta, waxa uu faahfaahin ka bixiyey in ciidanka OPU ujeeddada loo aasaasaya tahay in ay ilaaliyaan wax-soosaarka dalka, balse aanay colaado iyo amni darro horseeday, kana mid yihiin ciidanka bilayska.

“Ciidanka OPU oo macnaheedu yahay ciidanka ilaalada wax-soosaarka amma shidaalka, ciidankaas waxa si badan looga sii ... Read more »

Views: 757 | Added by: Halyey | Date: 2014-08-10